Maxaa looga hadlay qoraalka Musharaxiintu u direen ururo & dalal taageera Somalia?

Midowga Musharaxiinta ayaa qoraal ay ku sheegeen xaaladda is-mari waaga siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya u diray qaar ka mid ah madaxda ururada caalamiga ah iyo wasiirada arrimaha dibade dhowr dal. Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa qoraalkooda ku sheegay, in xubnaha ay u direen ay doonayaan inay gacan ka gaystaan, in si deg deg ah loo … Continue reading Maxaa looga hadlay qoraalka Musharaxiintu u direen ururo & dalal taageera Somalia?